Duqa Muqdisho iyo Amiir Faisal bin Abdulaziz oo Arrimo muhiim ah kawada hadlay (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan la qaatay Amiirka Magaalada Riyaad ee Caasimadda dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Amiir Faisal bin Abdulaziz bin Ayyaf iyo xubno ka tirsan Madaxda Dowladda Hoose ee Magaalada Riyaad. Amiirka Riyaad iyo Duqa Muqdisho ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashiga iyo wax wada-qabsiga … Continue reading Duqa Muqdisho iyo Amiir Faisal bin Abdulaziz oo Arrimo muhiim ah kawada hadlay (Sawirro)